SHURUUDA DIIWAANGELINTA

2
Sunday December 06, 2015 - 06:29:02 in Ardayda Mustaqbalka by mohamed shagaar
  • Visits: 2704
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    SHURUUDA DIIWAANGELINTA

    Xafiiska Diiwaangelinta iyo Qaadashada Ardayda isagoo ku shaqaynaya Raaligelinta mujtamaca isla markaaana ugu adeegaya si hufan waxa uu ka dalbanayaa ardayga Doonaya Jamacadda in laga helo shuruudahan:

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xafiiska Diiwaangelinta iyo Qaadashada Ardayda isagoo ku shaqaynaya Raaligelinta mujtamaca isla markaaana ugu adeegaya si hufan waxa uu ka dalbanayaa ardayga Doonaya Jamacadda in laga helo shuruudahan:
1)Waa in uu sitaa Shahaado Dugsi Sare ama wax u dhigma
2)Waa in uu yahay Arday ku sifaysan Akhlaaq wanaagsan
3)Waa in uu Aqoon u leeyahay Luqada Carabiga 
4)Waa in uu soo Qaataa Fayl iyo Sawiro Black and White ah


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip