Share with your friends via email

Kulliyada Luqadda oo soo Gunaanadday kulan Aqooneed

Kulliyadda Luqadda Carabiga ayaa soo xidhay Kulan Aqoneed ay ka wadday Usbuucii la soo dhaafay Masaajidka Madiina, kaas oo ay ka soo qayb-galeen xidhitaankiisii Salaadiin iyo Culimo, iyo dad-wayne kale oo tira badan.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip