Wararka

Jaamacadda oo heshiis la saxeexatay Jaamacaha ugu waawyn Sudaan.

0 Visits: 1759 | Saturday March 12, 2016 - 15:41:28
Guddoomiyaha Jaamacadda Al-Najaax Dr Faysal Maxamad Cali ayaa Heesiyo muhiim ah la soo galay Jaamacadaha ugu waawyn Dalka Sudan

Read More »

Guddoomiyaha Jaamacadda Oo Kulan Layeeshay Prof: Hatim

0 Visits: 1524 | Sunday March 06, 2016 - 16:59:08
Guddoomiyaha Jaamacadda Al-Najaax DR:Faysal Maxamad Cali iyo M/Ku Xigeenka Armiha Maamulka Iyo Maaliyadda Ee Jaamacadda Afriiqiya Al-Caalamiya Prof: Hatim Cismaan Maxamad, ayaa kulan ku yeeshay Goobta Jaamacadda Ee ku taalla Caasimada AL-kharduum.

Read More »

Kulan Saxaafadeed Lagaga Hadaly Heshiiskii lala galay Jaamacadda Al-Madiina

0 Visits: 1754 | Tuesday February 16, 2016 - 17:38:11
waxa ku qabsoomay Xafiiska Guddoomiyaha Jaamacada Al-Najaax Kulan Saxaafadeed ay qabteen Gudoomiyaha Jaamacadda Dr faysal maxamad cali iyo Ku Guddoomiiye ku xigeenka Dr faysal maxamad cali oo uu ku soo bandhigay Dr Xasan Heshiiskii uu ugu soo saxeexay jaamacadda waddanka mlaysiya uu lana saxeexday Jaamacadda…

Read More »

Jaamacadda oo Heshiis la saxeexatay Jaamacadda Al-madiina Al-Caalamiyya

0 Visits: 2243 | Saturday February 06, 2016 - 09:53:52
Waxa ay Jaamacadda Al-najaax Heshiis is af-garad ah la saxeexatay Jaamacadda Al-madiina Al-Caalamiyyah Ee waddanka Maalysiya, Halkaa oo uu ku matalay Jaamacadda Al-Najaax Dr: Xasan sh Cali Warsame oo ah Ku-xigeenka guddoomiyaha Jaamcadda, taas oo uu Jaamacadda Al-Madiina Matalayay Madax fulinta Dr:…

Read More »

Natiijooyin-kii Imtixaannada.

0 Visits: 1428 | Tuesday February 02, 2016 - 16:14:41
Wuxa uu ogeysiineyaa Maamulka Website-ku dhammaan Ardeyda intii gashay imtixaanka in ay ka heli karaan Natiijooyinkoodi Website-ka Jamacadda, waxaana ay ka tagayaan khaanadda u gaarka ah itixaannada,

Read More »

Ku soo dhawoow website-ka cusub

1 Visits: 2022 | Sunday December 06, 2015 - 06:40:27
Maamulka sare ee Jaamacadda Najaax waxa uu kuugu soo dhaweynayaa Website-ka cusub ee ay dhawaan Jaamacaddu furatay.

Read More »

ARAGTIDA JAAMACADDA

0 Visits: 2393 | Sunday December 06, 2015 - 06:35:55
Jaamacadda Najaax Waxa ay Higsanaysaa inay Noqoto Jaamacadda ugu Wanaagsan Geeska Afrika ee Lagu Barto Culuumta Islaamka ,Iyada oo ku Dadaalaysa inay Soo Saarto Arday Tayo Leh oo Aqoonta kula Tartami kara Ardayda Wax ka Baratay Jaamacaddaha Waawayn ee Caalamka Islaamka.

Read More »

UJEEDOOYINKA JAAMACADDA

0 Visits: 2281 | Sunday December 06, 2015 - 06:35:54
Ujeeddooyin Jaamacadda Najaax waxaa ka mid ah kuwan hoos ku qoran:

Read More »