Ujeeddooyin Jaamacadda Najaax waxaa ka mid ah kuwan hoos ku qoran:                        
	
		- Bixinta Tacliin Sare oo Tayo leh
 
		- Diyaarinta iyo Soo Saarista Culimo iyo Aqoonyahano Xul ah
 
		- Soo Noolaynta Luqadda Carabiga
 
		- Fidinta  Fahamka Saxda ah ee Islaamku Leeyahay iyo ka Hortagga Afkaarta khaldan
 
		- Xoojinta Cilmibaadhista ku Salaysan Horumarinta Bulshada
 
		- Xoojinta Xidhiidhka Jaamacadaha Caalamka iyo Keenista Khubaro Aqoon sare leh.
 
		- Diyaarinta Xarumo Cilmi Baadhiseed