Inaga oo ku hadlya afkan bahda Jaamacadda Al-Najaax Ee Burco waxa aan tahndiyad aan la soo koobi Karin u dirayaa Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanayo Madaxwaynaha Jumhuuriyadda SomaliLnad,
Wuxa uu ogeysiineyaa Maamulka Website-ku dhammaan Ardeyda intii gashay imtixaanka in ay ka heli karaan Natiijooyinkoodi Website-ka Jamacadda, waxaana ay ka tagayaan khaanadda u gaarka ah itixaannada,