Jaamacadda oo qabatay nadwo ku saabsan Tacliinta sare
- Visits: 1772
-




(Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
- 0 0
-
Share
Jaamacadda Al-Najaax ayaa qabatay Habynkii Xalay Masaajidka Al-Madiina nadwo ku saabtan tacliinta sare iyo ahmiyadda uu leeyahay, Nadwadaa oo uu daadihinayay Ustaad C/raxmaan Aadam oo ah camiidka kulliyadda Carabiga, uuna soo jeedinayeen Dr Xasan Sh Cali oo ah Guddoomiye ku xigeenka jaamacadda, iyo Sh C/naasir oo ah Madaxa Golaha Sare Ee Jaamacadda Nugaal,