Qaadashada Ardayda
SHURUUDA DIIWAANGELINTA IYO QAADASHADA ARDAYGA
Xafiiska Diiwaangelinta iyo Qaadashada Ardayda isagoo ku shaqaynaya Raaligelinta mujtamaca isla markaaana ugu adeegaya si hufan waxa uu ka dalbanayaa ardayga Doonaya Jamacadda in laga helo shuruudahan:
1)Waa in uu sitaa Shahaado Dugsi Sare ama wax u dhigma
2)Waa in uu yahay Arday ku sifaysan Akhlaaq wanaagsan
3)Waa in uu Aqoon u leeyahay Luqada Carabiga
4)Waa in uu soo Qaataa Fayl iyo Sawiro Black and White ah
        
                          ARAGTIDA JAAMACADDA
                          UJEEDOOYINKA JAAMACADDA
                          KULLIYADAHA JAAMACADDA
                          NIDAAMKA WAXBARASHO
                          SHURUUDA DIIWAANGELINTA
                          FIIGA JAAMACADDA
                              Guddoomiyha Jaamacadda Al-Najaax oo Booqasho ku tagay Berbera Iyo ka qaybgalkii Dhagax dhigga Macdaka bebera ee hoos yimaadda Jaamacadda Al-Najaax.
                              Jaamacadda Al-Najaax iyo Jaamacadda Beder oo heshiis kala saxeexday.
                              OGAYSIIS IS QORISTA JAAMACADDA OO FURANTAY