ARAGTIDA JAAMACADDAJaamacadda Najaax Waxa ay Higsanaysaa inay Noqoto Jaamacadda ugu Wanaagsan Geeska Afrika ee Lagu Barto Culuumta Islaamka ,Iyada oo ku Dadaalaysa inay Soo Saarto Arday Tayo Leh oo Aqoonta kula Tartami kara Ardayda Wax ka Baratay Jaamacaddaha Waawayn ee Caalamka Islaamka.
UJEEDOOYINKA JAAMACADDAUjeeddooyin Jaamacadda Najaax waxaa ka mid ah kuwan hoos ku qoran:
KULLIYADAHA JAAMACADDAJaamacaddu Marxaladda Hore ee Bilawga ah Waxa ay ku Furantay Kuliyadahan Hoos Ku Qoran Iyada oo La Balaadhin Doono Mustaqbalka Dhow
NIDAAMKA WAXBARASHONidaamka wax barasho ee Jaamacaddu waa mid ku dhisan Jaangoynta iyo in la isu miisaamo Manhajka Waxbarasho iyo waqtiga la haysto, si loogu guulaysto in la dhammaystiro Manhajka lana Gaadho Yoolka waxbarasho ee u calaamadsan Xilli kasta, loona buuxiyo Baahiyaha Gaarka ah ee Jaamacadda , Kulliyadaha iyo Ardaygaba.
SHURUUDA DIIWAANGELINTAXafiiska Diiwaangelinta iyo Qaadashada Ardayda isagoo ku shaqaynaya Raaligelinta mujtamaca isla markaaana ugu adeegaya si hufan waxa uu ka dalbanayaa ardayga Doonaya Jamacadda in laga helo shuruudahan:
FIIGA JAAMACADDAWaxa uu dhammaystirayaa Fiiga Jaamacadda oo dhan ($150 ) Simistarkiiba waxaanu u bixin karaa
KULLIYADAHA JAAMACADDAJaamacaddu Marxaladda Hore ee Bilawga ah Waxa ay ku Furantay Kuliyadahan Hoos Ku Qoran Iyada oo La Balaadhin Doono Mustaqbalka Dhow
NIDAAMKA WAXBARASHONidaamka wax barasho ee Jaamacaddu waa mid ku dhisan Jaangoynta iyo in la isu miisaamo Manhajka Waxbarasho iyo waqtiga la haysto, si loogu guulaysto in la dhammaystiro Manhajka lana Gaadho Yoolka waxbarasho ee u calaamadsan Xilli kasta, loona buuxiyo Baahiyaha Gaarka ah ee Jaamacadda , Kulliyadaha iyo Ardaygaba.
SHURUUDA DIIWAANGELINTAXafiiska Diiwaangelinta iyo Qaadashada Ardayda isagoo ku shaqaynaya Raaligelinta mujtamaca isla markaaana ugu adeegaya si hufan waxa uu ka dalbanayaa ardayga Doonaya Jamacadda in laga helo shuruudahan:
Guddoomiyha Jaamacadda Al-Najaax oo Booqasho ku tagay Berbera Iyo ka qaybgalkii Dhagax dhigga Macdaka bebera ee hoos yimaadda Jaamacadda Al-Najaax.Guddoomiyha Jaamacadda Al-Najaax oo Booqasho ku tagay Berbera Iyo ka qaybgalkii Dhagax dhigga Macdaka bebera ee hoos yimaadda Jaamacadda Al-Najaax.
Jaamacadda Al-Najaax iyo Jaamacadda Beder oo heshiis kala saxeexday.Heshiis is-kaashi ayaa dhexmaray Jamacadda Al-Najaax iyo Jaamacadda Beder ee caalamiga ah.
OGAYSIIS IS QORISTA JAAMACADDA OO FURANTAYISQORISTA JAAMACADDA OO FURAN HADDA
Copyright © 2015 - 2025 Jaamacadda Al-najaax All Rights Reserved. Site Designed & Developed by Ileys Inc