Farriinta Guddoomiyaha

     Sida lawada ogsoon yahay Barashada Cilmiga Sharciga ahi waa mid leh Fadli aad u weyn, waana Sababta uu Bani’aadamku kaga duwan yahay Noolaha kale , Sidaa awgeed Maadaama ay waajib inagu tahay Faafinta Manhajka Saxada ah ee Islaamka , Waxay Jaamacadda Najaax u taagan tahay in ay Buuxiso Baahida Cilmi ee ka jirta Dhinaca Akaadeemiga Gobolkan Geeska Afrika.
Jaamacadda Najaax Waa Mu’asasad Cilmi ah Mana Metesho Cid Gaar ah, waxaanay Diyaar u tahay soona dhaweynaysaa Cid kasta oo Doonaysa in ay kala Qayb qaadato Hawsha ay hayso.
Guddoomiyaha Jaamacadda
Dr.Faysal Maxamed Cali
        
                          ARAGTIDA JAAMACADDA
                          UJEEDOOYINKA JAAMACADDA
                          KULLIYADAHA JAAMACADDA
                          NIDAAMKA WAXBARASHO
                          SHURUUDA DIIWAANGELINTA
                          FIIGA JAAMACADDA
                              Guddoomiyha Jaamacadda Al-Najaax oo Booqasho ku tagay Berbera Iyo ka qaybgalkii Dhagax dhigga Macdaka bebera ee hoos yimaadda Jaamacadda Al-Najaax.
                              Jaamacadda Al-Najaax iyo Jaamacadda Beder oo heshiis kala saxeexday.
                              OGAYSIIS IS QORISTA JAAMACADDA OO FURANTAY