tababar maydaani ah

0
Wednesday March 08, 2017 - 06:45:40 in Sawirrada isrogrogaya by mohamed shagaar
  • Visits: 1535
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    tababar maydaani ah

    tababar maydaani ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

tababar maydaani ah

kuliyada tarbiyada ee jaamacada najaax ayaa fulisay (tababarka maydaaniga ah) kaa soo ay bixinayeen ardayda dibloomka wasiidka ah ee jaamacada al-najaax , waxaana kor meere ka ahaa barnaamijkan dr: c/raxmaan maxamed axmed cabbaase.

isaga oo u kala qaybiyay ardayda dibloomka qaar ka mid ah dugsiyada hoose ee iskuulada magaalada burco.

yaga oo dhigi doona iskuuladaasi mudo gaadhaysa bil yo badh si ay u helaan darajada maadada ( waxbarida) ama (tarbiyaynta camaliga ah)

waxa kale oo yana barnaamijkan ka shaqaynaayay oo ku hawlanaa qaar kamid ah macalimiinta jaamacada najaax ee kulliyada tarbiyada ku waasoo kala ah.

1-c/ laahi khaliif jaamac.

2-saciid cawad muuse.

3-c/salaam c/laahi cali.














Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip