Waxaa si rasmi ah usoo dhamaaday tababar lo qabtay maclimiinta dugsiyada Al-Mustaqbal.
Tababarkaasuu jaamacaddu uqabaty Maclimiinta Dugsiyada hoose iyo dhexe ee dugsiyada Al-Mustaqbal ayaa maalinti arbacada ee taariikhdu ahayd 18/1/2017 waxaa xaflad balaadhan loogu qabtay hoolka jaamacadda Al-najaax taa soo ay ka soo qayb galeen Maamulka Jaamacadda maamulka dugsiyada Al-Mustaqba iyo Maamulka Wasaaradda waxbarashada Gobolka Togdheer iyo Cuqaal iyo Wax garadkaleba.
Xafladdasoo Udhacday Si habsami ah
Waxaa ugu horraynba ka hadlay Gudoomiha Jaamacadda oo Tilmaamay kaalainta ay ugu jirto jaamacaddu tayaynta Waxbarashada iyo Kor Uqaadista Aqoonta Nooc walba.
Xafladda oo gababadii ku soo dhamaatay shahaado Mushaarko loo qaybiyay macalimiinta Digsiyada Al-mustqaba.