Natiijooyin-kii Imtixaanka.

0
Sunday June 12, 2016 - 23:34:30 in Sawirrada isrogrogaya by mohamed shagaar
  • Visits: 2100
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Natiijooyin-kii Imtixaanka.

    Wuxa uu ogeysiineyaa Maamulka Website-ku dhammaan Ardeyda intii gashay imtixaanka in ay ka heli karaan Natiijooyinkoodi Website-ka Jamacadda, waxaana ay ka tagayaan khaanadda u gaarka ah itixaannada,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wuxa uu ogeysiineyaa Maamulka Website-ku dhammaan Ardeyda intii gashay imtixaanka in ay ka heli karaan Natiijooyinkoodi Website-ka Jamacadda, waxaana ay ka tagayaan khaanadda u gaarka ah itixaannada,

kadibna ay buux-buuxiyaan macluumaad-kooda ardaynimo, Kulliyadda iyo Heerka Iyo Lanbrka Ardaynimo.

Wixii Cabashaana waxa lagala xidhiidhayaa Xafiisaka Imtixaannada.

Wa billaahi Tawfiiq



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip