xaflad maamuusid

0
Friday March 10, 2017 - 06:36:35 in Sawirrada isrogrogaya by mohamed shagaar
  • Visits: 1896
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    xaflad maamuusid

    xaflad maamuusid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

xaflad maamuusid

galabnimadii ku beegnayd 9/3/2017 ayaa waxa ay qabteen ardayda mustawaha afraad (masaaiga ah) ee kuliyada shareecadu xaflad ay ku maamuusayeen macalinkooda dr:maxamed xamadayn aadam (assoodaani) xafladaas oo ay ka qayb galeen idaarada jaamacada najaax qaar ka mid ah sida maamulaha fulinta enjineer : maxamed ibraahin samatar.

xaflada oo u dhacday si xamaasad yo farxadi ay ku dheehantahay taas oo ay muujiyeen ardayda maamuusaysay macalinkan , ayaa isna dhiniciisa waxaa ka hadlay xaflada maamulaha fulinta oo halkaa ka jeediyay kalmad ka tarjumaysa wafaaga yo qiimaha xafladaasi leedahay , sidoo kale waxaa yana halkaa ka hadlay qaar ka mid ah ardayda oo muujiyay amaanta yo mahadnaqa ay u hayaan macalinkooda dr: maxamed xamadayn.

ugu danbayntiina waxaa halkaa ka hadlay dr:maxamed xamadayn aadam oo ahaa macalinka la maamuusaayay isaga oo u mahad celiyay ardaydii muujiyayna farxadiisa ku aadan xafladan , tilmaamayna qiimaha ay jaamacadu leedahay yo booska ay kaga jirto cilmiga yo aqoonta.













Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip