Imtixannaddii oo si rasmi ah uga bilaabmay Jaamacadda Al-NAJAAX

0
Tuesday January 03, 2017 - 00:19:10 in Sawirrada isrogrogaya by mohamed shagaar
  • Visits: 1548
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Imtixannaddii oo si rasmi ah uga bilaabmay Jaamacadda Al-NAJAAX

    Imtixannaddii oo si rasmi ah uga bilaabmay Jaamacadda Al-NAJAAX

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Imtixannaddii oo si rasmi ah uga bilaabmay Jaamacadda Al-NAJAAX

Imtixannaddii oo si rasmi ah uga bilaabmay Jaamacadda Al-NAJAAX

Maanta oo ay taariikhdu tahay: 02/01/2017 waxaa si rasmi ah uga bilaabay Jaamacadda Al-NAJAAX imtixaankii Teermaka hore ee sanadka 2016-2017, gabi-ahaanba si habsami ah ayay u wada qabsoomeen Imtixaannadii maalintii u horraysay, iyada oo ay kor-meer ku wada mareen dhamaan Fasallada imtixaanku ka socday Guddoomiyaha Jaamacadda: Dr.faysal Maxamed Cali iyo kux-xigeenkiisa Dr.Xasan Sh.Cali Warsame, iyagoona bogaaday habsami-dhaca imtixaannadu iyo sida wanaagsan ee loo abaabulay.

sidoo kale kor-meerayaasha imtixaannada ee joogtada ah ayaa ka koobnaa: shaqaalaha Jaamacadda, Bareyaasha, iyo kor-meerayaal Jaamacadda dibedeeda laga keenay.

Iyaga oo dhamaantood u heellanaa u kuurgalka ilaalinta imtixaanaadka iyo haba-yaaraatee ina aanay dhicin wax dhaawac ku ah habsami u dhaca imtaaxaannada.

Imtixaannada Jaamacadda AL-NAJAAX ayaa soo gabo-gaboobi doona 14-01-217. Sida loo qorsheeyay, haddii ilaahay idmo.

Allaa mahad leh.











sidoo kale dhamaanba ardayda waxaan leeyahay ilaahay ha idiin fudaydiyo 


masuulka baahiyaha jaamacadd
U.Maxamed Mustafe Yuusuf


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip