Booqashada Sh.cabdirashiid Sh.cali suufi                        Waxaa Soo baaqday jaamacadda al-najaax Sh.cabdirashiid Sh.cali suufi intuu uu ku dhexjiray booqashadiisii somaliland gaar ahaan gobolka togsheer 
intuu ku dhexjiray booqashada jaamacadda waxaa soo dhaweeyay G/Kuxigeenka jaamacadda Dr.Xasan Sh.Cali Warsame iyo madaxa shaqada iyo shaqaalaha Eng.Maxamed Ibraahiim Samatar 
sidoo kale waxaa yagunu dhankooda soo dhaweeyay Madaxda Kulliyadaha kala duwan soona marsiiyay qaar kamida galaasyada jamacadda
	
sidoo kale waxuu booqday maktabaad jaamacadda.