Jaamacadda oo Heshiis la saxeexatay Jaamacadda Al-madiina Al-Caalamiyya

0
Saturday February 06, 2016 - 09:53:52 in Sawirrada isrogrogaya by mohamed shagaar
  • Visits: 2248
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jaamacadda oo Heshiis la saxeexatay Jaamacadda Al-madiina Al-Caalamiyya

    Waxa ay Jaamacadda Al-najaax Heshiis is af-garad ah la saxeexatay Jaamacadda Al-madiina Al-Caalamiyyah Ee waddanka Maalysiya, Halkaa oo uu ku matalay Jaamacadda Al-Najaax Dr: Xasan sh Cali Warsame oo ah Ku-xigeenka guddoomiyaha Jaamcadda, taas oo uu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa ay Jaamacadda Al-najaax Heshiis is af-garad ah la saxeexatay Jaamacadda Al-madiina Al-Caalamiyyah Ee waddanka Maalysiya, Halkaa oo uu ku matalay Jaamacadda Al-Najaax Dr: Xasan sh Cali Warsame oo ah Ku-xigeenka guddoomiyaha Jaamcadda, taas oo uu Jaamacadda Al-Madiina Matalayay Madax fulinta Dr: Mohammed Bin khaliifa, Hlkaa oo kulankaa lugu falanqqeeyay hababka ay labada jaamacadaood wax-tarka isu waydaar-san lahaayeen, haadii ay tahay xagga aqooneed iyo dhinacyada kaleba.
dhammaadkii kulakaasma waxa uu Dr: Xasan si wacan u bogaadiyay habka wanaagsan ee loo soo dhaweeyay loo-na Qaabilay.
dhanka kalena waxa la filayaa in jaamacaddu dhawaan heshiisyo is-afgarad Jaacado Caalamiya dhawaan.











Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip