Kulan Saxaafadeed Lagaga Hadaly Heshiiskii lala galay Jaamacadda Al-Madiina

0
Tuesday February 16, 2016 - 17:38:11 in Sawirrada isrogrogaya by mohamed shagaar
  • Visits: 1758
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulan Saxaafadeed Lagaga Hadaly Heshiiskii lala galay Jaamacadda Al-Madiina

    waxa ku qabsoomay Xafiiska Guddoomiyaha Jaamacada Al-Najaax Kulan Saxaafadeed ay qabteen Gudoomiyaha Jaamacadda Dr faysal maxamad cali iyo Ku Guddoomiiye ku xigeenka Dr faysal maxamad cali oo uu ku soo bandhigay Dr Xasan Heshiiskii uu ugu soo saxeexa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waxa ku qabsoomay Xafiiska Guddoomiyaha Jaamacada Al-Najaax Kulan Saxaafadeed ay qabteen Gudoomiyaha Jaamacadda Dr faysal maxamad cali iyo Ku Guddoomiiye ku xigeenka Dr faysal maxamad cali oo uu ku soo bandhigay Dr Xasan Heshiiskii uu ugu soo saxeexay jaamacadda waddanka mlaysiya uu lana saxeexday Jaamacadda Al-Madiina ee waddankaas. waxaana uu carrabka ku dhuftay in uu yahay guul ay jaamacaddu gaadhy, uuna koobsanayo heshiisku is waydaasiga aqooneed iyo wixii baraamij cilmi ah.. Halka uu Dr Faysal maxamad cali soo bandhigay waraaqihii lugu saxeexay hesheeskaa xusay'na in ay jaamacadda al-najaax barta ka sii wadi doonto hor-u marka, dhawaanna jaamcade kale la heshiin doonto.







Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip