Guddoomiyaha Jaamacadda Oo Kulan Layeeshay Prof: Hatim
- Visits: 1687
-




(Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
- 0 0
-
Share
Guddoomiyaha Jaamacadda Al-Najaax DR:Faysal Maxamad Cali iyo M/Ku Xigeenka Armiha Maamulka Iyo Maaliyadda Ee Jaamacadda Afriiqiya Al-Caalamiya Prof: Hatim Cismaan Maxamad, ayaa kulan ku yeeshay Goobta Jaamacadda Ee ku taalla Caasimada AL-kharduum.
waxana halkaa uu ku soo bandhigay DR Faysal una faahfaahiyay Jaaacadda al-Najaax iyo Ahamiyaddeeda, waxa la is waydaarsaday fikirro iyo sidii la isu waydaarsan laha khibradaha aqooneeda.
Guddoomiyaha oo barahanba ku jooay dalka suudaan booqosho Rasmi ah, una socday sidii u kaamacada sudaan ee kala duwan xidhiidh ula soo abuuri lahaa.
Halka la Filayo Maalmaha Soo Beeggan Heshiis Rasmi ah oo labada Guddoomiye Kala saxeexdaan.