Jaamacadda oo heshiis la saxeexatay Jaamacaha ugu waawyn Sudaan.

0
Saturday March 12, 2016 - 15:41:28 in Sawirrada isrogrogaya by mohamed shagaar
  • Visits: 1763
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jaamacadda oo heshiis la saxeexatay Jaamacaha ugu waawyn Sudaan.

    Guddoomiyaha Jaamacadda Al-Najaax Dr Faysal Maxamad Cali ayaa Heesiyo muhiim ah la soo galay Jaamacadaha ugu waawyn Dalka Sudan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Jaamacadda Al-Najaax Dr Faysal Maxamad Cali ayaa Heesiyo muhiim ah la soo galay Jaamacadaha ugu waawyn Dalka Sudan

 

, Yada oo uu Muddo 10 cisho ah ku joogaya Dalka Sudan Booqasho Rasmi ah oo ay Jaamacadda Afrqiqiya Al-Caalamiya Marti galisay.

Heshiisayaa kor ku xusan oo ay jaamacaddu la gashay Jaamacadahan kala duwan:

1-            Jaamacadda Afriiqiya Al-Caalamiya

2-            Jaamacadda Ummu Darmaan

3-            Jaamacadda Al-qur’aan Al-Kariim

4-            Jaamacadda Al-Niilayn

Heshiisyadaas oo Qodobadiisa ugu Muhimsan ka mid ah:

1-            Is waydaarsiga wixii khbrad ah.

2-            Is waydaarsiga Macallimiita.

3-            Tababarista iyo Hore u marinta bahda Jaamacadda Al-najaax.

4-            Ka qayb-galsiinta Jaamcadda kullaannada Caalamiga ah.

5-             U gaar yeelidda Jaa,acadda qayb ka mid ah Deeqaha wax-barasho.



halkaa oo Gudoomiyo booqday maraakista  ay ka mid yihiin markaska Al-Khaliifa Eee Afka Carabiga, iyo  Maamulka ka warhaynta Ardayda Martida ah.

yada oo Shiyuukhda Dalkana Soo Siyaartay Gudoomiyihu Sida Dr: Cabdi Xayii Yuusuf.

Yada oo Gudoomiyaha Si quruxbadan oo maamuus ku dheehan yahy loo qaabilay intii uu ku sugnaa dalkaa suudan.

Booqashada tan ah oo ka mid ah Barnaamajka Jaamacadda EE hore-mariyeed, oo ay ugu muhimsantahy in Xidhiidh lala abuuro jaamacadaha ugu waayayn Caalmka Carbta iyo islaam-ka




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip