Deeqooyin Waxbarasho oo Master iyo PHD

0
Wednesday June 15, 2016 - 13:22:46 in Sawirrada isrogrogaya by mohamed shagaar
  • Visits: 4179
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deeqooyin Waxbarasho oo Master iyo PHD

    Waxay Jaamacadda Al-Najaax Ogaysiinysaa Dhamaan Dadwaynaha in ay heli karaan Deeqooyin waxbarasho oo kala ah heerarka MASTER IYO PHD.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxay Jaamacadda Al-Najaax Ogaysiinysaa Dhamaan Dadwaynaha in ay heli karaan Deeqooyin waxbarasho oo kala ah heerarka MASTER IYO PHD.

Takhakhusaatka kala ah:

-Shareecada iyo dirisaatka islaamiga ah.

-Luqadda carabiga.

-Culuumta tarbiyadda.

Sidaa awgeed Dhamaan ciddii danaynaysa waa in ay ku soo diraan faylkooda Email-ka Jaamacadda ee ah:

najaahuniversityburco@gmail.com

iyada oo kulan gaar ah lugala qaadan doono ciddii faylka soo xaraysata xarunta jaamacadda ee magaalada Burco 16/07/2016 oo ku beega 11/10/1437.

Faylal-ka loo bahanyahy oo ah:

-Shahaadada heerka jaamacadeed ciddii Master doonaysa, ama shahaadada Mastr ka ciddii PHD doonaysa.

-Passport shaqaynaya oo ugu yaraan Sannad kadin dhacaya.

wixii faahfaahin ah: 0634336650.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip