Tabo-bar ku saabsan baridda casriyaysan oo la soo xidhay

0
Wednesday August 10, 2016 - 11:29:20 in Sawirrada isrogrogaya by mohamed shagaar
  • Visits: 1678
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tabo-bar ku saabsan baridda casriyaysan oo la soo xidhay

    waxa lugu soo gabo-gabeeyay Jaamacadda Al-Najaax Tabo-bar ku saabsan Habka Baridda ee casriyaysan kaas oo loo qabtay Barayaal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waxa lugu soo gabo-gabeeyay Jaamacadda Al-Najaax Tabo-bar ku saabsan Habka Baridda ee casriyaysan kaas oo loo qabtay Barayaal
 laga soo xulay Dugsiyada sare ee Magaalo Madaxda Gobolka Togdheer Ee Burco, Tabo-barkaa oo ay soo jeediyeen Sh.C/laahi Daahir Jaamac(Baashe), Bare Siciid Cawad Muuse, Bare C/Raxmaan aadan C/laahi.
Halkaas oo laga hadlay Mawaadiic kala ah, maxaa uu yahay Habka cusun ee dadka wax loo baro?, istiritiijiyadaha baridda suubban, iyo astaamaha looga baahan- yahay baraha.
iyada oo gabo-gabdii uu weedh halkaa ka jeediyay Guddoomiye ku xigeenka Jaamacadda Dr Xasan Sh Cali Warsame.
waxa kale oo loo qatay Tabo-barkaas oo kooban qayb ka mid ah hablaha Jaamacadda dhigta.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip