Macalimiin PhD ah oo ku soo biiray Jaamacadda

0
Monday September 26, 2016 - 11:01:27 in Sawirrada isrogrogaya by
  • Visits: 1792
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Macalimiin PhD ah oo ku soo biiray Jaamacadda

    Jaamacadda Najaax ayaa heshiisyo kala duwan la gashay Macalimiin Sita shahaadada PHD-da ee culuumta shareecada Islaamka kuwaasi oo Ka Bilaabi doona wax dhigista jaamacaddai Najaax.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jaamacadda Najaax ayaa heshiisyo kala duwan la gashay Macalimiin Sita shahaadada PHD-da ee culuumta shareecada Islaamka kuwaasi oo Ka Bilaabi doona wax dhigista jaamacaddai Najaax.

Macalimiintan oo ka kooban shan macalin isla markaasina ay sadex ka mid ahi yihiin Yamaniyiin kuwaasi oo ay jaamacadu la gashay heshiiska iyo laba macalin oo ah Suudaaniyiin kuwaasi oo ay jaamacadaAl-Nilayn ee wadanka suudaan u soo dirtay jaamacada si ay wax uga dhigaan.

Masuuliyiinta Jaamacadda  Oo uu ugu horeeyo Gudoomiye ku xigeenka Jaamacadaasi Dr Sh. Xasan Sh. Cali warsame ayaa kulan soo dhaweyn ah ugu sameeyey xarunta jaamacadda macalimiintan kala duwan ee wax dhigista ka bilaabi doona jaamacadda Najaax ..








Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip