Ardayda Mustaqbalka

NIDAAMKA WAXBARASHO

0 Visits: 4010 | Sunday December 06, 2015 - 06:29:18
Nidaamka wax barasho ee Jaamacaddu waa mid ku dhisan Jaangoynta iyo in la isu miisaamo Manhajka Waxbarasho iyo waqtiga la haysto, si loogu guulaysto in la dhammaystiro Manhajka lana Gaadho Yoolka waxbarasho ee u calaamadsan Xilli kasta, loona buuxiyo Baahiyaha Gaarka ah ee Jaamacadda , Kulliyadaha iyo…

Read More »

SHURUUDA DIIWAANGELINTA

2 Visits: 2707 | Sunday December 06, 2015 - 06:29:02
Xafiiska Diiwaangelinta iyo Qaadashada Ardayda isagoo ku shaqaynaya Raaligelinta mujtamaca isla markaaana ugu adeegaya si hufan waxa uu ka dalbanayaa ardayga Doonaya Jamacadda in laga helo shuruudahan:

Read More »

FIIGA JAAMACADDA

1 Visits: 2144 | Sunday December 06, 2015 - 06:25:16
Waxa uu dhammaystirayaa Fiiga Jaamacadda oo dhan ($150 ) Simistarkiiba waxaanu u bixin karaa

Read More »