Sawirrada isrogrogaya

Guddoomiyaha Jaamacadda oo idin leh: Ciid Wanaagsan

0 Visits: 1462 | Tuesday July 05, 2016 - 19:47:13
Inaga oo ku hadlya afkan bahda Jaamacadda Al-Najaax Ee Burco waxa aan tahndiyad aan la soo koobi Karin u dirayaa Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanayo Madaxwaynaha Jumhuuriyadda SomaliLnad,

Read More »

Alle ha ina waafajiyo Laylatul-Qadriga

0 Visits: 1251 | Saturday July 02, 2016 - 12:18:44

Read More »

Deeqooyin Waxbarasho oo Master iyo PHD

0 Visits: 4180 | Wednesday June 15, 2016 - 13:22:46
Waxay Jaamacadda Al-Najaax Ogaysiinysaa Dhamaan Dadwaynaha in ay heli karaan Deeqooyin waxbarasho oo kala ah heerarka MASTER IYO PHD.

Read More »

Deeqooyin Waxbarasho oo Master iyo PHD ah.

0 Visits: 1820 | Wednesday June 15, 2016 - 13:22:46
Waxay Jaamacadda Al-Najaax Ogaysiinysaa Dhamaan Dadwaynaha in ay heli karaan Deeqooyin waxbarasho oo kala ah heerarka MASTER IYO PHD.

Read More »

Heshiis Dhex maray Jaamacadda iyo Markazka Imaamu Shaafici

0 Visits: 23046 | Sunday June 12, 2016 - 23:38:48
Habayknii xalay ee Bisha barakaysaan ee Ramadaan ahayd 4/1437 ayaa Hotelka Tawakal Ee Magaalaada Burco ay ku kala saxeexdeen labada dhinac ee kala ah:

Read More »

Natiijooyin-kii Imtixaanka.

0 Visits: 2104 | Sunday June 12, 2016 - 23:34:30
Wuxa uu ogeysiineyaa Maamulka Website-ku dhammaan Ardeyda intii gashay imtixaanka in ay ka heli karaan Natiijooyinkoodi Website-ka Jamacadda, waxaana ay ka tagayaan khaanadda u gaarka ah itixaannada,

Read More »

RAMADAAN KARIIM

0 Visits: 1925 | Sunday June 12, 2016 - 23:32:05

Read More »

Guddoomiyaha Jaamacadda oo Gaadhay Dakla Imaaraadka Carabta

0 Visits: 1592 | Saturday April 23, 2016 - 12:13:36
Guddoomiyaha Jaamacadda Al-Najaax Dr.Faysal Maxamad Cali, Wasiiru Dawlaha Tacliinta JSL Maxamad Xaaji aadam,

Read More »

Jaamacadda oo qabatay nadwo ku saabsan Tacliinta sare

0 Visits: 1578 | Sunday March 27, 2016 - 09:09:59
Jaamacadda Al-Najaax ayaa qabatay Habynkii Xalay Masaajidka Al-Madiina nadwo ku saabtan tacliinta sare iyo ahmiyadda uu leeyahay,

Read More »

Shir-Jaraaid oo laga qabtay Heshiisyadii Jaamacadaha Suudaan

0 Visits: 1508 | Sunday March 20, 2016 - 17:57:30
Shir-Jaraaid oo laga qabtay Heshiisyadii Jaamacadaha Suudaan

Read More »

Jaamacadda oo heshiis la saxeexatay Jaamacaha ugu waawyn Sudaan.

0 Visits: 1764 | Saturday March 12, 2016 - 15:41:28
Guddoomiyaha Jaamacadda Al-Najaax Dr Faysal Maxamad Cali ayaa Heesiyo muhiim ah la soo galay Jaamacadaha ugu waawyn Dalka Sudan

Read More »

Guddoomiyaha Jaamacadda Oo Kulan Layeeshay Prof: Hatim

0 Visits: 1528 | Sunday March 06, 2016 - 16:59:08
Guddoomiyaha Jaamacadda Al-Najaax DR:Faysal Maxamad Cali iyo M/Ku Xigeenka Armiha Maamulka Iyo Maaliyadda Ee Jaamacadda Afriiqiya Al-Caalamiya Prof: Hatim Cismaan Maxamad, ayaa kulan ku yeeshay Goobta Jaamacadda Ee ku taalla Caasimada AL-kharduum.

Read More »

Kulan Saxaafadeed Lagaga Hadaly Heshiiskii lala galay Jaamacadda Al-Madiina

0 Visits: 1760 | Tuesday February 16, 2016 - 17:38:11
waxa ku qabsoomay Xafiiska Guddoomiyaha Jaamacada Al-Najaax Kulan Saxaafadeed ay qabteen Gudoomiyaha Jaamacadda Dr faysal maxamad cali iyo Ku Guddoomiiye ku xigeenka Dr faysal maxamad cali oo uu ku soo bandhigay Dr Xasan Heshiiskii uu ugu soo saxeexay jaamacadda waddanka mlaysiya uu lana saxeexday Jaamacadda…

Read More »

Jaamacadda oo Heshiis la saxeexatay Jaamacadda Al-madiina Al-Caalamiyya

0 Visits: 2248 | Saturday February 06, 2016 - 09:53:52
Waxa ay Jaamacadda Al-najaax Heshiis is af-garad ah la saxeexatay Jaamacadda Al-madiina Al-Caalamiyyah Ee waddanka Maalysiya, Halkaa oo uu ku matalay Jaamacadda Al-Najaax Dr: Xasan sh Cali Warsame oo ah Ku-xigeenka guddoomiyaha Jaamcadda, taas oo uu Jaamacadda Al-Madiina Matalayay Madax fulinta Dr:…

Read More »

Natiijooyin-kii Imtixaannada.

0 Visits: 1432 | Tuesday February 02, 2016 - 16:14:41
Wuxa uu ogeysiineyaa Maamulka Website-ku dhammaan Ardeyda intii gashay imtixaanka in ay ka heli karaan Natiijooyinkoodi Website-ka Jamacadda, waxaana ay ka tagayaan khaanadda u gaarka ah itixaannada,

Read More »

Dhismaha Jaamacadda Najaax ee Burco

0 Visits: 1354 | Sunday December 06, 2015 - 04:57:37
Dhismaha Jaamacadda Najaax ee Burco

Read More »